Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qawidka?

(1/1)

Brhn20:
Asc dhaman dhaqtarada sharafta iga mudan waxan jeclahay in aad faahfahin dheer liga siyo qawidka. ma faafa cudurkan waxa jira wiil aan isku team nahay  qawid ayu qaba mar mar waxa dhici karto in asi lii badelo madaam aanen isku boos ka ciyarin. ma kudbin kara qawidka. waxa kalo ka codsana in aad i sheegtid dawada ugu fcn e baabin karto qawid. Waxan jeclhy in aan u sheego wiilkas an isku kooxda nahay. Maxa yelay  wilkas asiga eh wa lii badeli kara. funaanadisana madiidi karo teamka waxa ka jira rule marka waxan jeclaan laha wilkas sxbkeyga eh in oo naga mid noqdo o cafimad helo  waxan filaya jwb wcn  

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan qawidka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2313.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version