Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Nabar ka soo baxay kilkisha?

(1/1)

Abdikani:
asc dhaqaatiirta sharafta leh, su'ashayda waa nabar oo ka soo baxay kilkisha waa adag yahay markii la taabto wuu idaqnanayaa wax afna malahan. Maxaa la dhihi karaa inuu yahay?, maxana dawo u ah?. Mahadsanid

SomaliDoc:
Ka soo bax ayuu noqon karaa, wuxuu kaloo noqon karaa in qanjirrada meesha ku jiro mid ka mid ah uu bararn yahay....
Daawada waxay ku xirantahay in la ogaado nabarka ama kuuska kilkisha ka soo baxay ee u tag takhtar.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version