Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qarasta ku saabsan?
(1/1)
Bardacad33:
wl waan idin salaamay salaan ka dib hadaan su.aasheyda u gud bo walaal waxaan arka deed la ga kenay dubay oo la gu magacaabo xabatu maluug oo waxaa u
le eg ya hay xabad bun oo ka le ah ayuu u eg ya hay marka qofka markuu cabo waxaa uu noqona yaa hor iyo dabo marka walaa gedkaa hadaad garan nay saan
bal no sharaxa idin koo mahad san
SomaliDoc:
waa miro caloosha lagu bixiyo oo halis ah takhaatiirtane kuma taliyaan in la qaato maxaayeelay qofka aad ayuu u fuuqbaxi karaa, marmarka qaarne qofka shubanka ma joojin karo, maxaayeelay mirahaan waxaa ku jiro maado sun oo kale ah.
Dadka xitaa geedo daaweedka yaqaanno kuma taliyaan in mirahaan laga qaato hal xabo kadib waana in markii la qaatane cabitaan la billaabo illaa uu shubanka kaa joogsanayo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version