Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xameetida qofka laga saaray?

(1/1)

Geesdiir:
ASALAMU CALAYKUM
WALAALAYAAL WAXAAN QABAA SUAAL KU SAABSAN XAMEETIDA QOFKA LAGA SAARO MAXAA LOAGA BAAHAN YAHAY INUU ISKA ILAALIYO AMA KA TAXADARO HADII AY AHAAN LAHAYD CUNTADA IYI WAXII KALEBA EE LA XARIIRA NOLOSHIISA.SABABTA AAN SUAAASHAAS IDIIN WAYDIINAYA WAXA WEEYE XAASKAYGA AYAA LAGA SAARAY XAMEETIDA MUDA LAGA JOOGO LABA TODOBAAD.MAHADSANIDIIN.

Geesdiir:
ASALAMU CALAYKUM.
SALAAN KA DIB WAXAY DABA SOCOTAA SUAAL HORE AAN IDIIN WAYDIIYAY OO AHAYD QOF XAMEETIDA LAGA SAARAY O KU SAABSAN XAGA CUNTADA  QOFKAASI MA CUNI KARAA BASBAASKA ,KILIYAHA ,BEERKA IYO WADNAHA  OO DHAMAAANTOOD  AY SI GOONI AH U XIISAYSO SABABTOO AH WAA WALAC OO WAXAY KU JIRTAA  BISHII LABAAD EE WALACA  MARKA MAXAA TALO AH OO AD NAGU SOO BIIRINAYSAAN. MAHADSANIDIIN.

Kahiye:
ASC, su'aashaan oo kale waxaa la weydiiyay 2009 Dr Mareykan ah oo magaciisa la yiraahdo David L. Katz , jawaabtii uu ka bixiayayna waa tanaa ee linkigaas ku dhufo, haddii aad ingiriiska fahmayso waa ok hadday wax kaa khaldamaanse waa lagulala hagaajin doonaa, caafimaad ayaan kuu rajeeyay adiga iyo xaaskaagaba.
http://www.oprah.com/health/What-to-Eat-After-a-Gallbladder-Removal.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version