Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kolestaroolkayga ayaa kacsan?

(1/1)

Buyoow:
Asalaamu aliakum
walaala waxaa la iigu sheegey cudurka la yiraah Kalestorool waxaa la igu yiri waa zaid klastoroolkaad waana 5.5hada inta caadiga ahna waa 5.2 ayaa la igu yiri sideen hoos ugu dhigi karaa
mahadsaniddin

Raaliyo:
 a/s dhaman umada somaliyeed meel walba ay joogaan iyo gaar ahaan dhaqatarada soomaliyeed hadaan u soo noqdo walaalkeey suasha soo weydiistay madama dhaqataranada usoo jawabayaan aniga ahaan waxaan qabaa fikirkayga  xoogaa way kacsan tahay cholesterolkaaga sabatoo ah qofka  waa inuu ka hooseeyo 5.2 waa normalka lakiin adiga wax yar bay kor u kacday oo waxad tiri waa 5.5 waxaan kugu waanin laha ainaad iska dayso wixii cuno fat ku jiro oo aad cunto low fat walibana aad cabto biyo badan malintii laba litre tan kale rootida qamadiga ku jiro  qudaar ku badan cagaarka iyo fruit badan kaluunka la yiraahdo salmon redka ah kaasna waa fiican yahay markaa inaad badasho waaye xaga cuntada caafimaadka u bado dhaqatarana waa ku soo jawabayaan inshalaah.



                                                                             wabilaahi towfiiq

SomaliDoc:
Waxaan rajaynayaa in qoraalkaan kaa caawin doono su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version