Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hurdaada oo lagu naxo
Nuqfaa:
asc dhaqaatiirteyda aan aadka u jeclahay salaam qiimo badan marka hore wlahi abalkiina ilaah un ba gudi karo ee alle cmlkina aad u heysan bulshada u bahan cafiiamd aad inti karankina iyo dalaalkina aan nagu garab siisan waqtigiina qaliga mid ajar ku sgan allah idnkugu badalo marka aan gudo galo arinkeyga ............... horta waan ka xumahy in aan intaan idinla soo socdsiin wixi ad iga sugeysen iyo talo ad isien sida xalkeyga cafimad yahy dhaqtarki hore iisoo jawbay dre waxaad i farty in badan wan ku dadaly alx inkastoo an marmar lasim hadan wan smaeyn jiray wlahi quraanku waa caafimad iyo hidayo oo qlaibiga wa ii daga markan adkata iyo quranka aqisto alx lilaah lkin wana daremayo xanuunki oo dhaqtrkeygi wan ku labty oo awal waxa ii igu yiri bil ka dib ii so aabo marki dawadaku dhamato ka dib si an u ogaado in aad ka han karto iyo sida an noqtay alx wan ku labty inkastoo bil ka badan aan u tagin hadan maanaty oo isniin ah ban u tagy oo walibo markianjoojiyay daawadii wlahi wan daremay xanuun saaid ah lkin an ahyen sidi an aha marki hore lkin xanuunka igam suulin wan u shegay dhaqtarkii mantay isla dawwyinki buu ii soo qoray iyo mid igu cusb oo lix di saac walbo hal xabo la laqaayo sas ey tahay 8da bsiah soo socto ayu dhaqtar kale special ah ii gudbiayay aan la leyahy balna wuxu dhaqtarkaas kale iso dhoho wna idnla socdsinay isnhalah .......... dhaqtar kale iso weydiiayy maku reysaty kaninyade dre wlahi nafis wan daremaa markan qaato dawooyinka lkin ima daayo madax xanuun tan kale haa hurdo wan helaa madax xanuunki iigu daran marna i qabto marna i daayo ceejinti iyo in li bursanayo an moodo wa iga yaraatay lkin madax xanuun badan iyo qeylo an xamili karin ano qalbiga ka rabo bulshada ayan ahdan xanuun daran dareema .... waxa iigu daran hader an daremo ah lalabo matag wareermadaxxanuun xidid dhanka bidix ah ilaa iyo laf dhabarta bidxda ah xididda wey i kagyaan madxa dhanka bidix hal amr liiksu key qabnayaa ilaa iyo isha bidx hoosteda maskaxdna wey i ololeysa marmarka qar madax inu i guurayo ad mooda ila hader ma aqna MIGRAINE ayuuna i dhahaa dhaqtarkeyga waa kaas adinka idn ka sugya waxa ka sax ah intaas iyo jawabwacan aad baad u mhadsantihin ALL MY DOCRS wcs
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan noocyada madax xanuunka siiba Migrain-ka:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version