Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cudurka Dengue fever maxaa soomali lagu yidhaahdaa?

(1/1)

Farhan09:
Salamu calaykum
 cududrka  Dengue fever ama Dengue haemorrhagic fever maxaa somali lagu yidhaahdaa?
mahadsanidin

SomaliDoc:
Dengue fever waxay soomaalidu qaar u taqannaa "Kaduudshe" ama "Kaduudiye" ama "Xummada Dengue".

Waxaana la sheegay in Somaliay uu ka dillaacay sanadkii 2005-ta oo markaas aan uga sheekeynay halkaan oo aad ka heli kartid warbixin xanuunkaan ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,62.0.html

Haddii aad qabtid su'aalo dheeraad ah waad na waydiin kartaa
SomaliDoc

Navigation

[0] Message Index

Go to full version