Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Burada?

(1/1)

Wehliye:
 Asc Dhaman Bahda Dhaqatirta Websitkan Magaceka Waa Fardawsa Muhamed .Waxa  Qaba cudurk Burada Mudo Sadax Sano Waxa Rabo In an Ogado Burada Wax Yalah Eey ku Imado? Maxa Ila Gudbon In Sameyo ? Qofka Asigo Qalin Galin Macqul Ma Tahay In La Ka Daweyo .? Wana Mahadsantahin Waxa Rajena In Ad Mowduceka  Ika So Jawbtain

SomaliDoc:
Buro sideedaba waxaa la yiraahdaa "kuus" walba oo jirka ka soo baxo, waxay noqon kartaa kaankaro ama buro aan dhib weyn lahayn, waxayna ka soo bixi kartaa meel walba oo jirka ka mid ah.

Marka waxaan jeclaan lahayn in walaasheen ay noo sharaxdo burada ay ka hadlayso waa midee? ma waxay ula jeeddaa qanjirka dhuunta oo barara oo loo yaqaanno "thyroid gland" oo badanaa soomaalidu ay buro u taqaanno mise waa mid kale?

Fadlan ka soo jawaab...

Wehliye:
Wan Mahadsantahay Aniga waxa iku Tala sida Dhaqatirda IIshegen  waxa Lo yaqano  thyroid waxe ika so baxday dhunta waliba dhinca xiditaha ku yalin mar mar marka an xanaqo waxa daremaa qandho said ah indhahega xita mid aya so weynato si said Ah Mahdsanid

SomaliDoc:
Waxa bararan waa qanjirka toroodhka oo waliba aan u badinayo in uu kacsan yahay marka si aad warbixin dheeraad ah u heshid halkaan ka akhriso; http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1443.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version