Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: ku sahabsan prostate gland ku biyaha uu sii daayo?
SomaliDoc:
--- Quote from: Abdi199 on March 20, 2012, 05:30:47 PM ---ASC WR WB Al-xamdulilaah, Aad iyo aad ayaad u mahadsantiin Dr's kii noo fududeeyey webkan iskuna hawlay howshan waxtar ka badan ee ka faa'iidaysigeeda mudan, ku sahabsan prostate gland ka biyaha uu sii daayo? waxa aan ka xumahay fahan la'aan iyo ciladaas oo aan dareemayey in ka badan sanad malaga yaabaa in ay wax yeelo intaa ka badan igu raad reebto maadaama aanan wali sifiican u helin Dr. arintaa ku xeel dheer iyo dawadeeda midna walina uu cudurkii jiro inkasta oo aan hada filaayo in aan la qabatimay calaamadaha aad korku soo xustay qaar? maxaadse talahaan i siin lahayd adigoomudan?
--- End quote ---
Talada aan ku siin lahaa waxay tahay in aad la xiriirtid takhtar si laguu baaro, kadibne laguu daaweeyo.
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version