Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: xubinta taranka oo jlicdo galmada ka hor?
(1/1)
Aadaar:
Asc walaalayal then waxaan ini waydiinayaa adinkoo mahadsan waxaan dareemayaa tabar yari xaga xuminta taranka xiliga galmada waxaa laga yaaba galmada ka horba in uu jilco
Maxaa sababi kara arintaa?
Talo iga siiya?
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso cillada xubinta jilicsan iyo kacsi la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version