Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?
(1/1)
Abdikani:
asalamu calaykum dhaqtar waxan ahay arday marka waxan hada wax ka bartaa blood vessels, heart and blood component marka waxan jeclan lahaa inaan luuqadayda ku fahmo maxan sameya misena igu cawir karta af somali igu soo qorto thanks
Dr.Adnan:
Hadii Luuqadaada Cilmiga Soomaliga Ee saynisku Dhisantahay Waxaan kugula Talin lahaa inaad akhrido Biologiga Dugsiga sare ee Soomaliya....waxanad ka helaysaa link-gan
http://webapp1.dlib.indiana.edu/metsnav/general/navigate.do?oid=VAA3413&pn=3&size=screen
Navigation
[0] Message Index
Go to full version