Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: kala dambeynta biyo-baxa lamaanaha saameyn ma ku leeyahay uureynta?

(1/1)

Suldan10:
sc
marka hore waan idinsalamayaa dhamaantiin, intaa ka dib waxan rabaa in aan waydiyo dr, hadii marka aydin isu galmoonaysaan xaaskaaga  uu midkiin biyihiisu daahaan oo kan kale ay biyihiisu hor yimadan, kan kalena ay mar dambe yimaadan xagii uuraysiga gabadha saamayn ma ku yeelanaysaa?

ws

SomaliDoc:
Wax saameyn ah kuma lahaan uureynta kala hormarka iyo kala dambaynta biyo baxa lamaanaha.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version