Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xaaskeyga waxaa xanuunta xudunta xilliga caadada?

(1/1)

Xandule:
adinkoo mahadsan suaal ayaan wataa oo muhiim ah fadlan dhaqtar walba oo arka inuu iga soo jawaabo sida ugu dhaqsiyaha badan
 suaasheydu waxay tahay gabar xaaskeyga ah waxaa xanuunta xudunta dhiiga caadada marka uu ku dhaco hal maalin uu ka socdaa
wuuna istaagaa dhabarka ilaa caloosha hoos xanuun saaid aaa ka qabta heer waxay gaarta ay howsha guriga ay qaban waydo
dhaqtar walba oon geyana waxuu dhahaa ekfeshin ayaa haya  maxaa talo iyo tusaalo aad iiga siin kartaa cudurkaas mahadsanidiin

SomaliDoc:
Xanuunka la socdo caadada waa mid caan ku ah haweenka, waxaadna ka akhrisan kartaa halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2154.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version