Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sidee looga hortagaa baabasiir?
(1/1)
Basaam:
sidee looga hortagaa baawasiir dhaqtar baan u tagay aniga ooo kacabanayo cuncun meesha laga saxarooda ah
3 sano in kabadan ayaa qabay cudurkaas bawaa siir baa kuugu soo socdo baa leeygu yiri wax aan kaga hortago majiraa run miyaa in calaamada bawaasiirka kamid tahay cuncun
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabtaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version