General Discussions > New Members

Arday Jordan Joga

(1/1)

Mowga:
Waan salamaayaa dhamaan dadka soomaliyeed ee webkaan ka shaqeeya iyo kuwa ka faaideestaba, aad yaan ugu faraxsanahay inaan ku soo biiro waxaan ahay arday wax ka barta dalka jordan medicine sanadka 3aad markaa waan salamayaa dhamaan ardayda soomaaliyeed ee caafimaadka barata.

Sumayya:

wlc, brother to the foorum, i hope you finded helpful and interesting, Insha Allah

Mankay:
mowga ..soo dhaaf walaal ..welcome on board .. am pretty sure that you gonna love this website .. its a little complicated for the first time but thanks to the admin who actually played a great role and make it much easier for us to fellow those instructions on the a little bar that pops out when u start surfin this home page .. Nwayz bro .. good to have you in here ..lookin forwars for your participations..peace

Navigation

[0] Message Index

Go to full version