Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Baabasiir?
(1/1)
BUREEQO:
asc waan idinsalaamin dhamaan bahweynta shabaka sida wanaagsan oo ad suaaalah nooga jawaaabaysan wallaal waxan idin weydiin lahaa haday gabadhu baabasiir qabto ma dhali kadhaa ama uur ma yeelankadhaa
markale mahadsanidin
SomaliDoc:
Baabasiirka maahan cudur la xiriiro dhalmada iyo dhalmo la'aanta haweenka, waa cudur ku dhaca xidida dhiigga qaado ee ku yaallo futada gudaheeda, haddii qofka uu cadaadis sameeyo ama saxaro adeyg in muddo ay heysay amaa xidiadaasi bararaan kadibna banaanka ayay u soo baxaan waxaana lagu daaweeyaa qalliin lagu goynayo xididaddaas.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurka baabasiirka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version