Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Faraha Dhexdooda Oo Madmadoow Iiga Soo Baxay
(1/1)
Honestboy:
asw marka hore wad salamantihin dhaqaatiirta aad baan ugu mahad celinayaa illaah ha dhowro.
marka xigta idinkoo iga raliya suaal ban qabaa suaasha oo ah gacmaha ban marsanjiray hada kahor karemo kimiko ah oonku daro biyaha casaysada loyaqaan ama loya qaan biyaha kalarka dumarka somalidu isticmaalan dabadeto wan jojiyay kimikadii iyo dhaman karemadii kadib biyihi an horay uso isticmalay waxay igu rebeen markan jojiyay faraha melaha xubnaha lee faruhu leyin mad madow marka maxa igula talin lahayden walalayaal sida kale wa u caadi gacmahaygu bas farahaa madmadow xubnaha anka dareemayaa ee taladiina ban kawarsugayaa wana idin samay
SomaliDoc:
Fadlan la xiriir takhatar maqaarka si uu kaala taliyo dhibaatadaada.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version