Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Korkeyga Meelo Qaar Madoow Ah meelo Qaarna Cadaan?
(1/1)
Honestboy:
asc dhamaan akhristayaasha iyo bahsa somalidoc.com waan isin salamay aad ayadna ugu mahadsatihiin hawsha aad bulshada u haysaan bahda dhaqaatiirta su,aal ayan rabaa in idin waydiiyo waana maxaa sababa in qofka jidhkiisu uu 2 midab noqdo?tusaale ahaan ilaa markaan yaraa ilaa hadoon naag wayn ahayna korkayga wa laba midab jidhkayga qaybta hore oo dhan waa cadaan wajiga,laabta,caloosha,sodoo kale lugaha,gacmaha,qoorta inta jidhkayga soo xigtaa waa cadaan inta dibada xigtaana waa madow,dhabarka isna sidoo kale waa madow.waligayna wax daawo ah ama kareemada ay dumarku isku cadeeyan man isticmaalin,qubays iyo karemada caadiga ahna waan kala daalay wax isbadal ahna ma jiraan waxaaba la mooda in bac madow dusha kaga dhagan tahay oo aan biya iyo kareemkuba gaadhayn,markaa hadaad i caawin kartaan plz isoo caawiya
SomaliDoc:
Badanaa cudurada maqaarka maahan wax lagu sheegi karo cabasho waa in la arkaa ee fadla nla xiriir takhtar ku taqasusay cudurada maqaarka.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version