Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: xubinta taranka oo kaa jilicda?
(1/1)
Guulhaye:
asc dhamaan diktoorda sharafa mudan iyo
akhyaarta kaleba. waxaan rabaa inaan bartan
diktoorada ka waydiiyo suaaal aad iigu wayn.
waxa jirta xubintayda taranka ayaa jilicday kadib
saddex billood markaan siigeysanaayay. markas
waxan waydiinyaa diktoorka waxa dawo iyo
dabiin ii noqon kara ee aan lagu adkaynayl iyo
siiigadu ay tahay ta jileeca keentay? wa salaamu
calaykum. mahadsanidin
SomaliDoc:
Siigadu sideedaba caafimaadkaaga uma roono dhibaatooyin badanne way keentaa oo ay ka mid tahay midda aad ka sheeganayso, daawaduna waa in aad iska joojisaa siigeysashada in sidaadii hore ku soo noqoto ayaa laga yaabaa maadaama mudada aad sheegtay ay aad u yartahay.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version