Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xanuun killida midig?
(1/1)
Najibyare:
asc ani waxan ahay qof da disa tahay 21 yrs waxaan ayaamaha dareemayay right kidney pain badanaa waxaan dareemaa marka aan biyo badan aan isticmaalin waxan utagay lawa dhaqtar mid waxan utagay sanad ka hor wuxuu igu dhahay kidney infection ayaa qabtaa wuxu iiqoray dawooyin in muda wan kuficnaaday mid kalena 3bil kahor ayan utagay wuu iga baaray wuxuu igu dhahay wax maqabtit lkn hada waxaan dareemayaa inay xanuuneysay ay kadarantahay sida hore oo ay ii xanuuneysay waxaan ubaahnaa talo dhaqtar aad baa umahadsantihiin
SomaliDoc:
Wax kumbuyuutar horay malaaga saaray killida? waxaa lga yaabaa in qururux aad u yar in uu kugu jiro.
Infakshanka killiga lagaaga sheegay noocee ayuu ahaa ma mid ka mid ah xanuunada raago oo soo laalaabto mise?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version