Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sidee Lagu Gartaa Oo Loo Daaweyn Karaa Cudurka GALAHA?.
(1/1)
CilmiSabca:
Asc wrt wbrkt. Salaan ka dib.
Dhakhtar, waxaan rabaa in aad sharaxaad naga siisid cudurka ay Soomaalidu u taqaan GALAHA, cudurkaan oo Dhabar xanuun & leh xanuuno kale. Sidee lagu garan karaa oo loona daaweyn karaa, daawadiisu ma gubis baa?. Thank You.
SomaliDoc:
Halkaan ka baro xanuunka galaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1030.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version