Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caloosha ee la giijiyo dhalmada ka dib?

(1/1)

Kaafiyo:
asc
walaal waa mahadsantihiin dhamaan dhaqaatiirta iyo walaalaha wabkaa kutixanba intaa kadib waxaan waydiina dhaqaatiirta sarafta leh haweenka soo maaliyeed markay dhalaan waxaa dhexda lagu xirtaa maro ama suun si xalaasha loo celiyo hadaba xiridaas caloosha laxirayo mawax dhib ah ayey keeni kartaa mahadsanidiin

SomaliDoc:
Maya wax dhib ah ma keento, mideeda kale waa iska kaalmo kaliya, oo eebe ayaa ugu talo galay minka inuu laabto oo siduu ahaa ku noqdo markii haweentu ay dhasho.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version