Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Galmada cafimadka leh?
(1/1)
Laabta:
::) Waan idin salamay walalayaal dhamantin.
Waxan raba inan idin waydiyo su.al ah nin rag ah oo 31 sano jiro wax xanun ahana an qabin hada igu cecelis ahan meqa mar ayau xaskisa week kasta u galmoon kara xaskisa cafimadka maxu ka qaba mesha ugu hoseso ama ugu sareso ee galmada celcelis ahan week meqa ayee noqon karta.
hada waa 31 jir week wuxu galmoda 2haben habenkian 2mar ayuu turta game ka intaas miya lagu dhihi kara waa u buxu cafimadkisa mise wax kalo oo u samenayao aya jiro plz fahfahin iga siya arintaas mahadsanidiin dhamantiin
SomaliDoc:
Wax dhib ah hadduusan qofka uusan dareemin dhinac walbo galmada ka dib isagoo aanan adeegsan daawooyina ama farsamooyin kale oo wax lagu xoojiyo, caafimaad ahaan dhib ma qabo waa la dhihi karaa.
Ma jirto tiro la xadiday oo la dhihi karo qofkii intaa ka badiyo caafimaadkiisa waxbuu u dhibayaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version