Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay tamar?
(1/1)
Khaalid Yusuf:
Asc wan salaamayaa dhamaan dhaqaatiirta oo dhan.
Waxaan rabaa inaan idin waydiiyo su,aal kusaabsan tamarta.
1,Waa maxay tamartu?
2,Hadii tamar aad rabto inaad hesho cunto noocee ah ayaa tamarta laga helaa
SomaliDoc:
Tamartu waa energy, waa wax walba oo jirka ku caawiyo in uu howshii loogu tala galay uu qabto, jirka tamarta wuxuu ka heli karaa karboohaydraytka, borootiinka, dufanta, fitaminada, macadanta iyo wixii la mid ah, cunno walba aad cunto tamar waad ka helaysaa inkastoo cunnada ay kula badan tahay tamarta laga helo, cuntada ugu badan oo tamar laga helo waa karboohaydreetka.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version