Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Infection-ka dumarka?

(1/1)

Nuur12:
waan idin salaamay dhaqaatiirta sharafta leh waxaan qabaa su aal taas oo ah waxaa dhaqtartagtay xaaskaygii waxaa laga helay infaction iyo tayfoodh waxaa loo soo qoray dawoyin maxaa ila gudboon ana wax xanuun ah madareemayo miyaa joojaa ma dawan qaataa mase kalaqaaei karnaajawaab deg deg ah

SomaliDoc:
Infakshanka waa uu nuucyo badan yahay midka laga soo helay ma mid galmada lagu kala gudbiyo mise mid kale? waa in aad ogaatid inta aadan daawo qaadashadeeda ku fakarin, haddiii la isku gudibiyo waa in lamaanaha la isla daaweeyaa sida saxda ah.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version