Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun dabada ah?

(1/1)

Cabdulahi:
asc dhaqaatiirta somaliyeed waan idinsalaamay dhamaantiin waxaan jeclaan lahaa inaa iiga jawaabtaan arin ihaysata mudo  dabada ayaa waxa kulaa in mudo ah buro yar oon wax dhib ah igu heyn  hada waxey isku bada shey duleel oo aan far galin karo walaal  xanuun malaha  waxaan idinka baahnahay bal inaad isheegtaan waxa ay noqon karto babasir miyaa mise waa wax kale mahadsanidin walal dadeeda waa 27 sano asc

SomaliDoc:
Duleelka aad sheegtay oo aad fartaada galin kartid haduusan ahayn duleelka saxarada ka soo baxdo, waa in aad takhtar si dhakhso ah ula xiriirtaa, waxaa laga yaabaa in aad Fistula leedahay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version