Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Suaal hurdo la'aan iyo wadna garaac hadii aan jamaac sameyo

(1/1)

Siyaam:
Asc wr wb dhaman musliminta o dhan salin ka bacdi hadan uso gudbo su aasha waxaan isku arkey hurdo la aan iyo wadna garaac hadii aan jamaac sameyo marka maxaa talaa doctor mahadsanid

SomaliDoc:
La xiriir takhtar si laguu baaro, waxaa lagaa yaabaa in dhiig yari ku hayso, ama cadaadiska dhiigaaga uu yaryahay ama wadnaha aad ka xanuunsan tahay.
Wax badan ayaa keeni karo wadna garaac aan caadi ahayn jamaaca ka dib.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version