Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: muruqa sidee loo daaweeyaa?
(1/1)
Bardacad33:
waad salaaman tihiin dhaman dhaqatiirta salaan ka dib wa maxay muruq qof haya muruq sidee loga daweyn karaa?
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso dhibaatooyinka ku dhaco murqaha iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version