Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa Maxay DNA, Sidee Loogu Shaqeeyaa?

(1/1)

CilmiSabca:
Asc. Salaan ka dib. Dhakhtar marka hore waan ku slmy. Dhakhtar, waxaan rabaa in aad faah faahisid waxa uu Caafimaad ahaan yahay DNA (Deoxyribnucleic asid). Ma hubaal baa in lagu ogaan karo dadka is dhalay iyo dadka aan is dhalin? Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee Soomaaliya jooga adeegaas ma ku shaqeeyaan (Somalia ma laga helayaa)?. Waad mahadsan tahay Dhakhtar. Wabi Laahi Towfiiq, wa salaamu caleykum wa raxma tulaahi, wa barakaatuhu.

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaab hore oo su'aashaan ku saabsanayd: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2148.0.html

Baaritaankaan soomaaliya lama keenin illaa iyo hadda.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version