Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Sual:Quurada dheer maxa keeno?

(1/1)

AbuJaasum:
Asc dhamaan,sln kadib. Waxaan arkay dad farabadan marka ay seexdaan quuro cod dheer wadato ayee  leeyihin.marka  Waxa sual mudan quurada mafaracbaa,? Maxaa keeni karo? Iyo  Xal maleedahay  dhaqtar iga rali noqo explanation saas u badan kuma'aanan siinin lkn waxan filaa in aad fahantay.thnks.   

SomaliDoc:
Halkaan ka baro waxa keeno khuurada iyo waxa ay tahayba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1132.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version