Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Carabka hareerihisa oo madow?

(1/1)

Libaan:
Dr. salaan kadib
maxaa sabab u ah in carabka hareerihiisa aan ka dareemo wax yar oo
madow aan la dareemeeyn. balse hadii dham aan miyarada ugu fiiriyo la arki karo

ma vitamin la aantaa
hadii eey lack of vitamin tahay dawadee loo cuni karaa

ma laga yabaa cuntda aan cuno in eey igu keentay xogaa waxaan badsadaa jabnada

SomaliDoc:
Carabka waxaa madoobeeyo daawooyinka qaar sida antibiotics-ka, cabidda sigaarka ama fitamiin yarida.
Fadlan la xirir takhtar si loo ogaado midka uu yahay

Libaan:
Doctor waad mahadsan tahay
waa runtaa carabka antibiotics-ka baa madobeeya

ciridka dhanka first molar-ka  baa cadayga ku dhawacay as mistake
marka doctor baan u tagay waxuu iisoo qoray goomato antibiotics-ka  " oracure gel "

marka Gel-ka antibiotics-ka suuf baan mariyay isla markaasna waxaan galiyay ciridka mesha nabarka ku yaaal

oo qadar kooban baa loogu tala galay aniga Computer baan ku fadhiyay
waanba hilmaamay one hour camal

mansha allah hada everything waa alright carabkeyga waa nadiif as usually

Navigation

[0] Message Index

Go to full version