Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan Ka Cabanayaa Ciyaarta Sariirta Gudniin Awgiis?
(1/1)
Honestboy:
Ugu horeynw axaan u mahadnaqayaa dhaqaatiirta u taagan haqabtirkeena ASC WRB Waxaan ahay xaas cusub waxaan kacabanayaa ciyaarta sariirta wax dareena malihi haba yaraatee waxaana sababay waxaa laiiguday fircooni waxaana lajaray xubnihii dareenka oodhan majiraan wax aan isticmaali karo si aan uhelo raaxada sariirta fadlan hadeey jiraa wax aan isticmaali karo kaniini ama waxkale igu caawiya oo iisheega jawaab wanaagsan isiiya fadlan boga caafimaadka ayaan idinka dhoorayaa asalaamu caleekum
SomaliDoc:
Su'aashaada ma kala cado, ma kacsi la'aan ayaa ka cabanaysaa? ma biyo-bax degdeg ahaa ka cabanaysaa? mise labadaasba dhibaato kama taagno laakiin dareen ayaan jirin? mida kale gudniinka aad is leedahay isagaa sabab u ah waa sidee? badanaa haweenka ayaa gudniinka ka cabto ee ragga uma badno!!!
Navigation
[0] Message Index
Go to full version