Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ookiyaal qaadashada imisa sano ayaa ugu fiican?

(1/1)

Geesdiir:
KOONTAROOLKA OOKIYAAL QAADASHADA IMISA SANO AYAA UGU FIICAN  IN LA ISKONTAROOLO YACNI U DHAXAYSA

SomaliDoc:
Caruurta ka yar 3 sano waa in la fiiriyaa indhahooda hal mar lexdii biloodba.
Wixii ka weyn 3 bil waa in la fiiriyaa labadii sanaba mar.
Haddii aad ookiyaalo xiran tahay waa in sanad kasto lagaa check gareeyaa.
Haddii aad garto da'da 40 sano waa in aad is check garaysaa si lagaaga fiiryo xanuunada indhaha ku dhaco oo da'daas ka bilawdo.
Haddii aad qabto cudur indhaha saameeyo sida sonkorowga, dhiigkarka ama cudurro kalba, takhtarka ayaa kugula talin doono inta jeer ee lagu arkayo sanadkii taas oo ku xiran heerka uu marayo xanuunka indhahaaga laga helay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version