Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal ku sabsan dadka la gubo?

(1/1)

Tahani:
ascwrxwbr
suaalsha dhaqtarka weydinayo waxeey tahay, somaliya waxaa jiri jiray dadka  markeey af qalooc ku dhaco ama cagarshoow in la gubo, wajiga ama melaha kale ee jirka, marka ma jirta dawo babiineyso dabkaas.kreem ama dawo kaleto oo tirtireyso haraadka dabka uu qofka ku rebay.
waa mahadsantihiid sida ugu faideyseen umada somaliyeed..

SomaliDoc:
Ma jirto bamaato ama daawo kale oo baab'isa haraaga dabka, laakiin waxaa jira qalliimo lagu sameeyo iyadoo la adeegsanayo qalabka laser-ka.
Waxaa qalliimadaas sameeyo takhaatiirta ku taqasusay qalliinka qurxinta "Plastic Surgery".

Navigation

[0] Message Index

Go to full version