Health Related Forums > Islam and Medicine

RAMADAN KARIIM

(1/1)

Abdulrazzak:
RAMADAN  KARIIM ALL BROTHERS AND SISTERS  IN THIS  FORUM .. HAPPY RAMADAN DAYS WE KEEP IN THIS RAMADAN  WITH FASTING , PRAYING AND ABSTAINING ALL SINS..
MAY ALLAH ACCEPT OUR DEEDS...
ALLAH KARIIM

Dr.Habiib:
 allahu akram... alla ha naga aqbalo soonka salaada iyo camalka suuban.

alla hanaga dhiga kuwii naarta laga xureyo... jannada hoy u noqata.

umadda islaamkaana dhibka alla  ha ka qaada...wadankeena alla ka dhiga  mid  nabad ah.

ramadaan kariiiim dhamaan asxaabta meel kasta ood joogtaan.

Nuqfaa:
allhu  akram ramadan mubaaag alx alleh anago bad qabno awoodi karno inaan soono na garsiiyo alow soonkeena saldena nag aqabl intiislam ahn alow ka aqal alow soonkan kisa anogo caifmad qabno dalkeeno nabd ah dalkeno barwaqa na garsii aloow cafimad  taam ah na sii aamiin yaa alaah alaahuma taqabl min saalixil acmaal alahum igfir lana dunubana  ramadan kareem somaliyey meelkastood aduunakka jo gan

Dr.Mohamed:
Ramadan Mubarak dhamaaan umada muslimiinta oo dhan, ilaahay waxaan ka baryeeynaa inuu nagu daro kuwa bisha barakaysan ee ramadaan fadligeeda loogu naxariisto, looguna danbi dhaafo, naartana laga xoreeyo , Allahoma Amin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version