Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal muhiim ah

(1/1)

Ahmed_Kadiye:
ASC Somali Doctors qof webka aanan soo gali karin ayaa su'aashaan dhaqaatiirta iga gaarsii dhahay, jawaabtoodana isoo gaarsii dhahay, Su'aashiisa waa sidaan

10 san sano dawo ayaan kunoolahay dhinaca bidixda ah markaan caloosha dhaqaajiyo waan roonahay biyahana bad sado laabjeex darana waan leeyahay xitaa mararka qaarkood naqaska ayaa igu xirma daawana waan kadaalay maxaan samenkaraa??

waxaan rajeynaa insha ALLAH in aad jawaab kasiin doontaan arinkaas

SomaliDoc:
Weli takhtar horay ma ula xiriirtay oo baaritaan ma lagugu sameeyay mise daawada farmashiga ayaa ka gadan jirtay?
Waxaad u baahan tahay in aad takhtar aqoon u leh xanuunkaaga aad la xiriirtid.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version