Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kacsi Yarida?

(1/1)

Saadaq yare:
Waxan ahay wiil 24 jir ah mar dhawna guursaday waxan isku arkay kacsi yari iyo hamigeyga oo yaraaday waxan mudo 10sano ku dhawad ah joogteeyay siigada oo aan ka baqayo iney iwax yeeleysay hadaba maxan sameeyaa waan murugsanahay awoodina wey iigu yartahay mardhawna gabadhii aan guursaday ayan la aqalgelirabaa

SomaliDoc:
Siigada xadhddaafka ahi way keentaa kacsi iyo hami yariba, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan kacsi yarida: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version