Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal Cuno qaadasho la'aan
(1/1)
Xasancade5:
Ascww bahda somali doctors waxan idinku slmayaa 114ta suuradood ee quraanka waxan idinkaga mahad celinayaa sida aad nooga haqabtirtaan su'aalaha caafimadka hadaba maanta su'aasheydu wexeytahay waxaa iga xiran dheefshiidka waan dibirsanahay raashinkana wax yar markaan cuno baarka ayaa laiga qabanayaa mudo 3sano ku dhawad ayan sidaas ahay marmarna wan fiicnaadaa hadaba maxaan sameeyaa mida kale baaritaano badan ayan tegay sida cagaarshow tiifow gaasna waa laiga sheegay oo dawoyinkiisa waan qaatay mida kale gooryaana waan qabaa
SomaliDoc:
Dheefshiid xumada, dibbirada waxay calaamad u noqon kartaa dhowr cudur oo ku dhaca habdhiska dheefshiidka, waxaa ka mid ah: Gaaska.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurka Gaastirikada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html
Si xanuunkaaga aad u fahantid, la xiriir takhtar aqoon u leh.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version