Medical Student Forums > Questions, Exams & Study tips

Su'aal: Waa maxay zoology?

(1/1)

Dheeliye:
waan idin salaamay dhamaan salaan kadib waxaan kalay college ku yaala dalka sudan waana markii iigu horeesay aan bilaabo college fasalkana aniga kaliya ayaa somaali ka ah af carabikana si fiican uma aqaano marka waxaan iga caawisaan waa maxay zology muxuuse ka hadlaa imisa qayb ayuuna ukala baxaa???

SomaliDoc:
Ereyga "Zoology" asalkiisa waa Giriik, waxuuna ka koobmaa laba erey oo kala ah "Zoon" = Animal iyo "Ology" = Knowledge, marka macnaha wuxuu noqonayaa climiga lagu barto xayawaanada, cilmigaan wuxuu farac ka yahay cilmiga biology-ga, waxaa lagu bartaa bahallada qeybahooda, noocyadooda, meelaha ay ka soo jeedaan, tarankooga, heebsocooda iyo wixii la xiriira oo idil, wixii jira iyo wixii dabar go'ayba.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version