Author Topic: [Tacsi] - Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun  (Read 15628 times)

0 Members and 3 Guests are viewing this topic.

Offline Drkheyre

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 126
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
[Tacsi] - Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun
« on: April 20, 2013, 06:52:30 PM »
[Tacsi] – Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun

Waxaa Maantay Magaalada Istanbuul ee Wadanka Turkiga ku dhintay Allah u naxariisto Prof. Abdulqadir Mohamed Husein (Prof Abdalla), Prof Abdalla waxuu wax ku bartay Jaamcada Umadda Soomaliyeed, ka dib waxuu taqasus ku sameeyay Dalka Talyaaniga qeybta Cudurada Haweenka.

Dhinaca kale Prof Abdalla waxuu ka mid ahaan jiray macalimiinta jaamacada Umadda Soomaaliyeyd Qeybta Daawada iyo Qaliinka, waxa uuna dhigi jiray Maadada Cuduradda Haweenka, waqtigaan la joogana wax uu Macalin ka ahaa kulliyadda Daawada Iyo Qaliinka ee Jaamacaada Benaadir .
Prof Abdalla waxuu kasoo shaqeeyay Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Benadir iyo waqtigii dambe oo ka shaqeyn jiray Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee SOS.

Prof Abdalla waxuu hada uu ahaa la-taliye Sare Hey’ada Caafimaadka Aduunka.
Hadaba Dhamaan Bahda www.Somalidoc.com waxay tacsi u direysaa qoyska iyo qaraabada, asxaabta uu ka geeriyooday Prof Abdalla, allah waxaa ugu baryeeynaa in kitaabkiisa midig ka siiyo. Aaamiin.

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: [Tacsi] - Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun
« Reply #1 on: April 22, 2013, 07:01:32 PM »
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
Waxaan Alle uga baryeynaa in uu Marxuumka Jannada Fardowsa ka waraabiyo,
Ehelkii, asxaabtii iyo ummadda Soomaaliyeedna uu Samir iyo Iimaan ka siiyo.
Aamiin.. Aamiin.
Talo SAARO Allaah


 

TACSI (Dr.Muuse Qaydiid Shirwac)

Started by AdminBoard Announcements

Replies: 1
Views: 6268
Last post April 09, 2008, 08:38:52 PM
by Munim
TACSI: Allaha U Naxariisto....

Started by Waxbaro!Board Feel Free Here

Replies: 3
Views: 6000
Last post October 14, 2007, 07:40:26 PM
by Mankay
TACSI (Ex-minister of health)

Started by AdminBoard Announcements

Replies: 0
Views: 6176
Last post February 19, 2008, 07:51:24 PM
by Admin
Su'aal: Waxan rabaa inaa isticmaalo subagga idaha?

Started by OskamanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5032
Last post October 14, 2016, 07:18:47 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hadaan iska shakiyo inaa uur lee yahay?

Started by AmranqaaaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5667
Last post January 26, 2018, 07:21:25 PM
by SomaliDoc