Health Related Forums > Health News and Events
[War Deg Deg ] MSF OO SI KHASBAN U XIRTAY DHAMMAAN MASHRUUCYADA SOOMAALIYA
(1/1)
Drkheyre:
MSF OO SI KHASBAN U XIRTAY DHAMMAAN MASHRUUCYADA SOOMAALIYA
oo ay kamid yihiin kuwa caasimadda Muqdisho, iyo hareeraheeda ee Afgooye iyoDayniile, iyo sidoo kale Balcad,
Diinsoor,Gaalkacyo,Jilib,Jowhar, Kismaayo, Marerey, iyo Burco.
http://www.msf.org/sites/msf.org/files/somalia_140813_statement_so.pdf
CilmiSabca:
Waa wax laga xumaado in ummad dhan oo ay haysato dhibaatooyin nololeed iyo kuwo amni, in hay'addu ka baxdo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version