Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

QAABKA ISDIIWAAN GELINTA IYO SU'AAL WEYDIINTA

(1/2) > >>

Drkheyre:
MARKA HORE BOGGA FUR: http://somalidoc.com
TALLAABADA KOWAAD

TALLAABADA LABAAD

TALLAABADA SADEXAAD

Admin:
MARKII AAD MAGACAAGA KU SOO GASHID, WAXAAD TAGAYSAA QEYBTA AAD WAX KU QORI RABTID AMA QEYBTA SU'AALAHA.
KA DIB CLICK SII BUTTONKA 'NEW TOPIC' SIDA SAWIRKA KA MUUQDO

KA DIB WAXAA KUU SOO BAXAYO BOGGAAN:

Mo Digdig:
Qaabka isdiiwaan gelinta oo dhan waan maray, waxaan ahay member.

Lkn waxaa jira arrin i haysata , oo ah forever. Mar walba waxaan ahay online qaabkee uga noqdaa. Thanks

Ilyas Abdikarim:
Mahadsanidiin inbadan adinkoo wada jira

Salaado cali:
Asc drs  su.aashas du waxay tahay in muda ah wax aan isku arkay midhicirah qaybta bidixi ayaa inxaniini jirtay xanuun ayan markaan jooga ah wiliba nabar iyo hawo aan ka dareeyo dabada wiliba markaan is ticimaal limo dhanaantiin ama banbeelaa muruqa xanuun xabtu sawda ayaan ka badan oo biyo ku cabaar waan ku ladnaadaa hawada ayaa iga timaada
Marka Dr iiga fadlan waxa aad ka fahano ay

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version