Author Topic: Su'aal: Waxay dhibaato iga soo gaartay Masturbation?  (Read 6200 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdikaadir

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxay dhibaato iga soo gaartay Masturbation?
« on: January 11, 2015, 09:32:49 AM »
Asc walalayaal waad salaaman tahiin dhamaan dhakhaatiirta iyo shaqaalaha kalaba, waxaan jecelahay inaan idin weydiiyo waxaa jirtey inaan mar ay da'deedu ahayd 20 jir aan sameeyay masturbation alaa afar bilood intaa dabadeed waan ka toobad keenay markaa waxaa igasoo gaadhey dhibaato sida semen leakage xasuustii oo yaraatey iguna adkaatey inaan wax xifdiyo awood la'aan xaga jirka aha iminka da'deedu waa 32 jir waan guursadey waxaan dareemay kacsi la'aan markaa hadaad wax igala qaban kareysaan ama aad dhakhtar ii gudbin kareysaan waan jeclaan lahaa wl waad mahadsan tahiin sida wacan ee aad bulshada ula tacaalaysaan thanks all af you!




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxay dhibaato iga soo gaartay Masturbation?
« Reply #1 on: January 12, 2015, 11:33:06 AM »
Fadlan halkaan ka akhriso su'aalo hore oo la xiriira siigaysashada iyo dhibaatada ay keento iyo sida loola tacaali karo oo aan horay uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5489.0.html

Haddii aad weli su'aalo aad qabtid ama faahfaahin aad u baahantahay markaa akhrisatid ka dib waad na soo weydiin kartaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

"Shooga Dhaqanka" Waa Dhibaato Qurbaha Lagu Arko.

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 30386
Last post January 17, 2017, 05:34:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhibaato intee le'eg ayay keeni kartaa Cirbada Barida laysaga dhufto?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8845
Last post November 21, 2011, 10:18:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Burushka lagu cadaydo ilkaha dhibaato miyuu u gaysan karaa?

Started by Maxammed Siciid AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8298
Last post May 11, 2015, 02:50:20 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Faantada Dalka Maxay Dhibaato Cafimad Nagu Keeni Kartaaa....?

Started by Altastar10Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4002
Last post May 16, 2016, 12:05:39 PM
by SomaliDoc
Dood Wanaag: Jaamacado Caafimaad ee Cusub (Faaido iyo Dhibaato)?

Started by Waxbaro!Board Feel Free Here

Replies: 10
Views: 20968
Last post March 06, 2011, 05:46:52 PM
by Pharmacist