Author Topic: Su'aal: Maxaa lagu daaweyn karaa Qarasta?  (Read 9340 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Naley

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa lagu daaweyn karaa Qarasta?
« on: January 26, 2015, 12:47:08 PM »
Asalam Aleykum .. Suashayda wa Maxaa Lagu dawayn Karaa waxa ay somalida utaqano Qarasta ama english/bile acid  ?

Maxaysa Ku timada, si an ujojiyo. Thanks




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa lagu daaweyn karaa Qarasta?
« Reply #1 on: January 27, 2015, 10:31:35 AM »
Fadlan halkaan ka akhriso waxa Qarastu ay tahay, waxa keeno, in ay daawo u baahan tahay iyo in kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2346.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 56689
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 163694
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 58753
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 63485
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29669
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc