Author Topic: Su'aal: Maxaa keeno dhabar xanuunka?  (Read 14359 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline FARHANSOM

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa keeno dhabar xanuunka?
« on: April 23, 2015, 10:55:47 AM »
asc wr waad ku mahadsantihiin jawaabina caafimaad ee aad bulshadiina usoo gudbinaysaan.
 su'aashaydu waxay tahay maxaa keena dhabar xanuunka loo yaqaan afka qalaad (lower back pain) oo qofku isagoo aan wax xanuun ah dareemayn seexdo lakiin subixii uu la soo tooso xanuun daran ka din markuu cabaar joogana  xanuunkii ka tago? maxaa lagula tacaalaa oo dawo u ah?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keeno dhabar xanuunka?
« Reply #1 on: April 25, 2015, 01:38:07 PM »
Fadlan halkaan ka baro dhabar-xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,570.0.html
Qoraalkaan kalane ka faaidayso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 56340
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 107456
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 63096
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29458
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc
Maxaa Keena: Calaacalaha Gacmaha Iyo Cagaha Inta Cadcad Oo Marna Kulul Marna Qabow?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26992
Last post March 10, 2012, 02:33:13 PM
by SomaliDoc