Medical Student Forums > I want to Study Medicine

Waxaan doonayaaa in aan barto medicineka

(1/1)

Saleeban Axmed:
wll waxan arday dhalin yaro ah waxaan doonayaaa in aan barto medicineka oo aan noqdo dhaqtar sida idinka oo kale ah markaa tallo iyo tusaale mxd i siiin kartaaaan wll

SomaliDoc:
Saleeban, ka faaidayso talooyinka ku qoran qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5487.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version