Author Topic: Su'aal: Kadib markaan qubaysto ama dhidido?  (Read 6024 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamed W

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Kadib markaan qubaysto ama dhidido?
« on: May 19, 2015, 02:35:48 PM »
Asc walaal magacaygu waa mohamed ahmed da,daydu waa 23 jir walaal waxaan ka cabanayaa waxaa igu dhacday markaan qubaysto kabacdi laba saacadood waxaan dareemaa xanuun iga qabanaya feedhaha dushooda ama meesha lafta feedha ugu dabaysa iyo lafta dhabarku iskaga dhowyihiin marna kalida dusheeda wuxuu marba meel weeye hadba dhinac buu tagayaa specially dhanka midig,  markaan is iraahdo neef qaado waxaad moodaa inay jag jag leedahay xanuun halkii mar aan neef qaato waxaan dareemi sidii wax goo go,ay meel go goaysa jag jag jag sharp pain hadii aan joojiyo waa caadi malihi qufac, dhidid,socodku waa caadi xiiq ma lihi markasta aan qubaysto wuu kacayaa wuu sii kordhayaa markuu labo saacadood i hayo wuu tagi hadana hadhow buu soo noqon hadaan dhaqaajiyo saablayda feedha oo dhan meeshii waan dareemi lkn haduu meel kale tago xanuunkaa aad moodid mudaca meeshii uu ka tagay waa caadi inay wax qabto moodi maysid neefta hadaan kor u jiido wuu wadayaa mudaca ama irbad lagu mudmudayo sidaa meel go,goaysa raajo waan isa saaray waxba layguma sheegin hadaan neorapion cuno wuu iga jabayaa mudo dheer ilaa 10 sano ayu iga tagayey igu soo noqonayey waa markaan qubaysto ayuu imanayaa  ama kubad ciyaaro inkastoo igu yartahay kubadu hadana dhididka kabacdi laydha ayaa kicinaysa oo dhowr week ihaynayaa dhakhatiirtu somalida ahi siiba boorama oo aan arday ka ahay way fahmi waayeen walaalow icaawiya waan iskadaayey dhakhtar markay ifahmi waayeen sidag daga ii caawiya iminkadaa lafta dhabarkuu usoo wareegay hadhowna feedhaha dushooda buu taga hadana kalida dusheeda lkn guurguurka waxaa udhexaysa mudo waana wax ad uxanuunbadan dhag sidii irbad lagumuday meesha waad mahadsantiihiin. :-[ :-[ :-[ :-[ :-[ :-[ :-[ :-[ :-[ :-[ :-[ :-[ :-[ :-[




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kadib markaan qubaysto ama dhidido?
« Reply #1 on: May 20, 2015, 03:17:16 PM »
Xanuunkaan ayaan u badinayaa in uu ku hayo ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5710.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Mohamed W

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Kadib markaan qubaysto ama dhidido
« Reply #2 on: May 20, 2015, 07:54:03 PM »
Walaal aad baad umahadsantihiin illahay haydin ka abaal mariyo waan akhriyey meeshaad iitilmaamteen: way odhowdahay lkn
waxaa jirta meel aan sanbabka udhowayn ayuu iga qabtaa inta badan xanuunkuna waa same makala duwana hal mar hadaan xoog u jiido
neefta kadh bay oran caadi bay noqon wuxuuna u eegyahay muruq go,aya ama wax meesha ku dhagaya oo ka fuqaya

meeshaan casaanka kumuujiyey weeye dhulka uu iga qabanayo sidaan is iri anigu waa soohyada murqaha.

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kadib markaan qubaysto ama dhidido?
« Reply #3 on: May 23, 2015, 03:50:18 PM »
Xanuunka wuu guurguuri karaa, xubnaha badanaa isku neerfaha ay quudiyaan ama xiriirka leh way isi saaameeyaan, qasab ma ahan in isla sambabka ay ku xanuunto.

Tusaale, meelaha aad tilmaantay oo idil waa murqaha neersiga la xiriira, ama kuwa ka hooseeya oo feerta hoosteeda ku aadan ama kuwa ka sareeya oo kalxanta u dhow.

Haddii xanuunka uu la xiriiro neefsasho, hindhiso, qufac ama hamaansi waa murqaha wada dhaqaaqa markii sambabka ay hawo gasho ama ka baxdo.

Waana cillad neerfaha la xiriirto, sambabka laftirkiisa inuu jirradu maba ahan xanuunkaan oo raajo ama scan wax kasta aad isi saarto waa dabiici, waxba lagama arko.

Midda sambabada laxiriirto waa xuubka ku hareeraysan sambabka iyo murqaha intaas ayuu ku dhacaa.

Waxaan filayaa in aad i fahantay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6928
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47816
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cunaha markaan cadayanayo xubuub adag oo ur leh ayaa iga soo baxa?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 116692
Last post May 16, 2010, 09:57:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9387
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxay indhahaygu la ilmeeyaan markaan ka hadlo arimaha qaar?

Started by A/qadir AbdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4136
Last post October 13, 2016, 09:34:11 AM
by SomaliDoc