Author Topic: Su'aal: hurdo cusli ama hurdo oo aan xad lahayn?  (Read 2526 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Balkisa Ahmed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: hurdo cusli ama hurdo oo aan xad lahayn?
« on: February 09, 2016, 06:31:54 PM »
Asc doktore waxaan qabay su aal
Waxaa jirto gabar walashey oo 19 jir ah marka dhibka hayata ayaa waxay tahay hurdo cusli ama hurdo oo aan xad lahayn maqribkii markii la gaaro ayunbey hurdo ku soo dagtaa wax kama aqrisan karto wax kama qabsan karto jikadana loomaba diri karo oo waa ay ku dhex hurdeysa  mararka qaaar waa ay ?ska baxdaa ayado hurdo lagu ogtahay ayaa laga soo qabtaa wadada intaas ay sameyneyso lama socoto oo waa ay hurudaa. Marar badan dhaqtar waa la geeyay lkn wax is badal ama cudur lagu soo sheegay ma jiraan  :(




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: hurdo cusli ama hurdo oo aan xad lahayn?
« Reply #1 on: February 14, 2016, 03:27:56 PM »
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Kurtumo xanuun aan lahayn oo lugta iiga yaal?

Started by Jaamac GarweyneBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3368
Last post February 21, 2015, 04:54:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hurdada oo laga soo tooso gacantoo aan dareen lahayn?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 28130
Last post November 18, 2016, 08:48:17 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dibiro joogto ah iyo daaco aan kala go' lahayn?

Started by Gaashaan_2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8432
Last post May 28, 2015, 10:09:56 PM
by SomaliDoc
SUÁAL: KAADIDA OO AAN TABAR LAHAYN

Started by GEEDOOWBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12087
Last post February 24, 2011, 11:00:58 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Roqorta aan biyaha lahayn?

Started by Eng.myareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2381
Last post April 18, 2017, 08:13:42 PM
by SomaliDoc