Author Topic: Su'aal: Afshirka see uga baxaa, maxaasa u daawa ah?  (Read 3390 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saynab

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Afshirka see uga baxaa, maxaasa u daawa ah?
« on: June 10, 2015, 08:11:45 AM »
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakatahu  waxan raba inan ogado afqarmunka ama loyaqano afshirka waxa sababa   iyo dhunta oo shiir kasobaxo , cunaha oo aan isku arko waxcadcad gudaha fadlan isoshaga dawadisa iyo sida aan iskaga dawayo fadlan dhakhtar wadna mahad Santihin.  :(




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Afshirka see uga baxaa, maxaasa u daawa ah?
« Reply #1 on: June 13, 2015, 02:33:10 PM »
Fadlan halkaan ka akhriso waxa Af-shiirka uu yahay iyo waxa keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html
Waxa cadcad oo qarmuun oo aad cunaha ku aragtayne, halkaan ka ogow waxa ay yihiin: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su?al: Seddexdii biloodba indhaha waxaa iiga soo baxaa nabar yar oo cuncun leh?

Started by Dr baddalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 15386
Last post March 17, 2011, 11:26:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cabeeb labadii biloodba mar ayuu carabka iiga soo baxaa?

Started by ShuuriyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7365
Last post May 19, 2011, 08:43:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Imtixaanka markaan naxo waan biyo-baxaa?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7052
Last post May 16, 2015, 04:38:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sanboorka meeqa nuuc ayuu u kala baxaa?

Started by DeygaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4387
Last post August 18, 2015, 12:17:21 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan jimicsado waan biyo baxaa?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3215
Last post August 04, 2015, 10:11:08 AM
by SomaliDoc