Author Topic: Su'aal: Markii dareen kacsi dareemo xiniinyaha way yaraadaan?  (Read 8830 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline HoOYo

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Markii dareen kacsi dareemo xiniinyaha way yaraadaan?
« on: August 09, 2015, 10:25:25 AM »
asc doctors...             HASAN
 WAXAA JIRA XANUUN XANUUKAS OO AH MARKII AY JIRTO DAREEN {KACSI} XILIGA GALMADA WXAA
DHACDA in ay xiniyuhu yaraadaan ... oo ay possition koodii katagaan .. oo ay duub yariisa noqdaan
marr marka qaarna ay xiniyuhu i nxanuunaan ..
biyaha shahwaduna ay yaraadaan ..
biyaha wa y yar yihiin xiliga galmada
xiniyaha na wa ay yaraanayaan wayna duub mayaan..
xidido wawayna way ay samaynayaan oo kasoo muuqanaya xaga sare/..


suasha labad?

waxaaa jidha xanuun ah in ay i xanuunto lafta kaso wareegta misikta oo xiklta xaga calosha
in ay iga xanuunayso xaga hoose maxay tahy sababtu?  xanuunan iga haya nmeshan mar marka qaar markan jimciyo lugta oo an kala bixiyo wa roonaanaysaa ..

labadan xanuun wa xanuuno xilibadan so jiray/ mxaan ku dawayn karaa




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Markii dareen kacsi dareemo xiniinyaha way yaraadaan?
« Reply #1 on: August 10, 2015, 10:51:52 AM »
Qofka ragga markuu kacsado waa arrin caadi ah in xaniinyaha ay aruuraan, qoorahane adkaado oo kadkaduuto, laakiin wax xanuun ah lama socdaan ilaa in qofkaa kacsaday uu gaaray heer u baahan yahay inuu biyo baxa laakiin aysan dhicin, taasi waxay keentaa in biyaha ay ku xannibmaan, markuu isku dayane in ay si xanuun badan ku soo baxaan, khaas ahaan marka uu kaadinayo.
Laakiin haddii ay tahay sida aad tilmaantay in galmada adigoo samaynaya aad xanuun dareentid marka aad biyo baxayso waa cillad caafimaad ahaan loo yaqaano "painful ejaculation" waxaana keeno dhowr xaaladooda oo ay ka mid tahay in cillad ka jirto xiniinyaha sida caabuq ama lur oo kale waxaana loo yaqaanaa "orchitis" in cillad ka jirto ibta oo shahwada soo dhex marayso ama caabuq qanjirka prostate-ka inuu jiro ama aad qaadatid daawo sida kuwa niyad jabka loo qaato oo iyagane calaamadahaas leh.

Waa muhiim in aad la xiriirtid dhakhtar si loo ogaado cilaldu waxa ay tahay.

Ka akhriso halkaan qoraal la xiriiro su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3483.0.html

Su'aashaada labaad soo faahfaahin, meesha ku xanuunayso ma caloosha qeybteeda hoose oo dhinaca xigta lafta u dhow? waana dhinacee ma midix mise bidix? Kaadida maku xanuunjisaa? Xanuunka aad halkaa ka dareento xiniinyaha iyo bowdyaha ma gaaraa?, haddii dhinaca mid ay tahay, Hadda ka hor aad ma uga xanuunsatay halkaa oo ma laheyd matag iyo caloosha oo istaagto?

Ka soo jawaab su'aalahaas si aan u fahano nooca xanuunka aad ka sheeganayso.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Kuus kuus xiniinyaha dhexdooda?

Started by YoungAbdirahmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 4136
Last post April 16, 2019, 12:04:29 PM
by YoungAbdirahman
Su'aal: Birta dhiiga oo badan? Wareega dhiiga oo yar? Qufac markii aan ordo?

Started by DurdurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15549
Last post May 19, 2011, 08:49:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markii aan is dhaho suuliga waad ka dhamatay daqiiqado ka dib kaadi ayaa timaado?

Started by JaaburiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 40575
Last post March 04, 2011, 09:41:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: laab-jeex badan iyo carabka dhanaan i noqdo markii wax macaan cabo?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 22780
Last post October 16, 2011, 12:04:08 AM
by SomaliDoc
Su'aal: markii aan cayaaro Kubada dhididka cirbad la igu duraayo ayaan moodaa?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24386
Last post May 23, 2011, 07:44:58 PM
by SomaliDoc